Cutubka 19aad Ma Kala Qaybin Karaa?

Quraafadaan waxaa ugu badan faafiya isticmaalayaasha oo isku dayayaan habka awooda-rabitaanka si ay u joojiyaan, oo cudur daaro sameyaan oo ay bliaabaan joogtada Jekyll-iyo-Hyde: “Porn waxa loogu talagalay alter-egokayga iyo jacaylka nolosha dhabta ah waxaa loogu talagalay dhinaca xiriirkayga.” Ma jira wax oo runta sidaas uga dheer — simbiriiriixanta biyaha porn, DeltaFosB, iyo isbeddelka neerfaha waxay xad gudubi doontaa “dhinaca” jacaylka nolosha dhabta ah, iyagoo ka dhigaan mid oo ka yar suurad wacan. Mr Hyde wuxuu dhab ahaantii ka xad gudbi doonaa tilmaamaha Dr Jekyll.

Haddii aad porn isticmaasho, waxaad isku tababaraysaa doorka voyeur, ama doorka inaad rabto doorasho kale inaad riixdo muuqaal kale oo ka kicin badan ee hoos-u-dicid kasta dopamine ugu yar ka dib. Ama, raaditaanka joogtada ee muuqaalka kaliya saxsan si aad u hesho saameynta ugu badan. Inta waxaa dheer, waxaa laga yaabaa inaad siigaysanaysa adigoo si xun u fadhido ama aad habeen walba telefoonkaaga ka daawanooso adigoo sariirtaada fuusho, adigoo ugu damebeyntii kicinkuwaas si ka badan ugu rabto kicinta nolosha dhabta. Galmada waxay u dhowdahay inay lid ku tahay dhinac walba oo haremka, marka sidaas darteed waxba kuma haaysato markii loo barbardhigo. Xasuusooyinka oo la abuuro markaad dhalinyara iska tahay way awood badan yihiin oo ay muddo dheer joogaan, marka in simbiriiriixankuwaas oo porn la burburiyo oo dib loo habeyo ama la abuuro kuwoo cusayb waxay qaadanaysaa muddo ka dheer. Si kastaba ha ahaatee, in taasi la sheego ma laga waddo inay ka sii adag tahay.

Mar kasta oo aad raacdo ‘simbiriiriixanta biyaha porn’ waad saliidaynaysaa, oo aad ku haayso inay neerfaha cusayb ahaadaan oo ay diyaar u yihiin inay is shidaan. Markaad baarkin oo makhaayada cunto degdeg u dhow dhigato, carafta cuntada shiilan ayaa dulalka sanka gasha iyo iibka ayaa horey loo sameyay. Sidoo kale, simbiriiriixanta biyaha porn oo maskaxdaada ku jiraan diyaar bay kuu yihiin inaad dhex gasho iyo waxay furan yihiin labaatan iyo afar saac maalin walba. Kicin walba waxay ku shidaa wareega abaalmarinta maskaxdaada balankii galmada — oo laakin ay kaliya galmo dhab ahayn. Si kastaba ha ahaatee, unugyada neerfaha waxay xiriirkuwaan xoojiyaan iyagoo biqilayaan laamo cusub si ay u xoojiyaan xiriirkuwa. Inta ka badan aad porn isticmaasho, inta ka badan ay xiriirkuwa xoog noqdaan. Natiijada ugu dambeysa waa inaa laga yaabo inaad ugu damyentii u baahato inaad ahaato voyeur, oo u baahato inaad riixdo waxyaalo oo dedeg u kordhaya oo cusayb ah, oo u baahato porn si aad u seexato, ama aad u baahato inaad raadiso ‘dhamaadka kaamilka’ si shaqada u dhamaysa.

Sida walax kasta ama daroogo dhaqmeed, jirka wuxuu yeelanaa dulqaadasho iyo daroogada wuu jogsanaa inuu si buuxda u nafiso xanuunaha ka-noqoshada. Isla markiiba uu isticmaalaha porn fadhi dhameeyo, koo kale uu si dakhsasho u rabaa, iyadoo gaajada joogtada soo harto iyadoo la qancinin.

  • Lacag: Ma awoodaan inay ku subscribe-gareeyaan mareegaha porn oo lacag la dhiibaaya.

  • Caafimaadka: Waxaa jira wax badan oo jirku qaadan karo, ha ahaato kor u kaca dopamine-ka ama orgasm-ka. Intaa waxaa dheer, orgasms-ku waxay dhab ahaantii kiciyaan kiimikooyin si ay u hoos u jaraan qulqulka dopamine. Waa inay sidaas sameyaan, taas waa kaliya sida uu jirka u shaqeeyo.

Mar haddii uu shaydaanka yar jirkaaga ka baxo, dareenka xun oo kalsooni darada wuu dhamaanayaa. Kalsoonidaada way soo laabanaysaa, iyo sidoo kale dareenka cajiib oo is-ixtiraamka, adigoo helayso hubinta inaad noloshaada gacanta u dhigto oo aad u isticmaasho sida dhiiriegalin inaad xaliso dhibaatooyin kale. Tani waa mid ka mid ah faa’iidooyinka waaweyn inaad xor ka noqoto balwad kasta.

Quraafada kala qaybinta waa mid ka mid ah khiyaamada badan oo shaydaanka yar maskaxdaada ku ciyaaro. Khiyaamadaan waxay ka dhigaan mid oo ka adag badan in la joojiyo - gaajada oo suurtogal ahayn in la qanciyo darteed - taas oo sababto isticmaalayaal badan inay sigaarka, khamri-cabitaan oo culus, ama xataa daroogooyin culus u jeestaan si ay maranka iska buuxiyaan.

Bini’aadamka waa noleyaal oo wax walba iska qiimeenayaan, oo aan labadaba u yeelno nafteena iyo kuwa kale. Inaad porn lamaantaada la daawato waa wax oo aan qancis lahayn maadaama oo uu midba midka kale qiimeynayaa ee si ku salaysan sheekada [oo aad isla fiirsanoosiin]. Ma rabtaa inuu Brad Pitt qolkaaga jiifka ku jiro [oo uu ka qaybqaato noloshaada galmada], xataa haddii uu kaliya boodhadh ku jira? Ma jiro qof oo la tartami karo harem oo ‘waayo-aragtinimo’ walba uu yahay mid oo laga jiilay, laga qoray, oo laga duubay dad oo xirfadaysan oo isla markiiba la heli karo labaatan iyo afar saac maalin walba.